Sawir Siyaasadeed Muujinaya Midnimada Madaxda DF iyo kuwa maamulada oo la baahiyay

Baraha Bulshada ayaa si weyn loogu faafiyay sawir ay si wadajir ah ugu jiraan Madaxweynaha Soomaaliya, Gudoonka Labada Aqal ee Baarlamaanka federaalka iyo Madaxda Maamul goboleedyada. Sawirkan oo gadaashiisa la dhigay boor ay ku qoran tahay” Midnimadu waa Guusha Qarankeena ” ayaa si weyn loogu wadaagay baraha bulshada, mana jirin wax qoraal ah oo sawirkan … Continue reading Sawir Siyaasadeed Muujinaya Midnimada Madaxda DF iyo kuwa maamulada oo la baahiyay